24.08.2016 - Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik maanta waxaan kusoo qaadan doonaa qodobo ay kamid yihiin: Turkiga oo safiirkii ka fadhiyay Austria u yeertay iyo qodobo kale oo xiiso leh. Barnaamijka ciyaaraha waxaan kusoo qaadan doonaa wararkii ugu...
10.08.2016 - Barnaamijka Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) waxaaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin » Austria iyo Turkiga oo khilaaf xoogan soo kala dhex galay», qaxooti buux dhaafiyay magaalada Milaano iyo somalia oo lagu baaqay...
28.07.2016 - Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona warar ay kamid yihiin: Ra’isul wasaarha Hungry Victor Orban oo ku tilmaamay qaxootiga Yurub imaanaya in ay yihiin »SUN» Wasaarada arimaha dibada Austria oo u yeertay safiirka Turkiga ka...
14.07.2016 - Barnaamijka maanta waxaa qeyb ka ah warka Caalamka oo aan kusoo qaadan doono, Austria oo dumineysa gurigii uu ku dhashay Hitler magaalada Braunau am Inn, Wasiirka arimaha dibada Austria oo ku tilmaamay Siyaasadaha magangalyada yurub in ay tahay...
23.06.2016 - Barnaamijka waxaan maanta kusoo qaadan doona Hay’ada Qaxootiga qaramada UNHCR oo sheegtay in dadkii ugu badnaa aduunyada ay bara kaceen sanadkii lasoo dhaafay, Ciyaaraha waxaa qeyb ka noqon doono Koobka Euro 2016 oo meel xasaasi ah maraya,...
08.06.2016 - Barnaamijka caweeska maanta waxaan kusoo qaadan doona, qodobo isugu jira Warka caalamka barnaamijka ciyaaraha, dhaqaalaha iyo ganacsiga iyo barnaamijka cafimaadka.
25.05.2016 - Barnaamijka Caweeska wararka fiidnimo ee Radio Fabrik Maanta waxaan kusoo qaadan doonaa Doorashadii madaxweynaha ee Austria iyo qodobo kale oo la xiriira Qaxootiga, barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doona Dhaqaalaha iyo ganacsiga oo aan...
11.05.2016 - Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin Dhalinyarada Soomaaliyeed ee magaaladaan Salzburg oo sameystay golle, waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doona wararka ciyaaraha, dhaqaalaha, caafimaadka iyo warar kale oo xiiso leh,...
27.04.2016 - Barnaamijka waxaan kusoo qaadan doona maanta, doorashadii dhacday axadii ee madaxweynaha wadankaan Austria iyo AMS oo ah hay’ada shaqada wadankaan oo ka deyrisay sadaasha shaqa abuurka wadanka. waxaa kaloo qeyb ka ah barnaamika cafimaadka oo...
09.03.2016 - Barnaamijka Caweeska Radio Fabrik maanta waxaa qeyb ah ka ah wararkii ugu danbeeyay caalamka ee la xiriira qaxootiga, waxaan sidoo kale qeyb ka ah xubinta dhaqaalaha iyo ganacsiga oo aan kusoo qaadan doono dhibaato dhaqaale oo haysata gobolka...