Waa branaamijkii labaad ee aan kasoo deyno idaacadaan waxaana ugu tala galnay dadka Somaliyeed ee ku dhaqan Halkaan
Barnaamijka waxaan kusoo qaadanay waxyaabo badan sida,
waxaan ku wereysanay Moalim Ahmed oo aan wax ka weydiinay ciyaaraha, waxaan kale oo aan kusoo qaadanay warar wixii naga soo gaaray caalamka, barnaamijka dhaqaalaha ama ganacsiga iyo kan ciyaaraha.
waxaa kaloo barnaamijka qeyb ka ahaa heeso macaan.
wixii aragta aad qabtaan waxaad noogu soo hagaajin kartaan Emailka oo ah, sleepnotlonger@gmail.com