Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona wararkii ugu danbeeyay Caalamka, waxaan sidoo kale kusoo qaadan doonaa barnaamijyo ay kamid yihiin ganacsiga iyo dhaqaalaha oo maanta qodobada ku jira ay kamid yihiin hay’ada lacagta IMF oo ka deyrisay kobaca dhaqaalaha caalamka, waxaan sidoo kale kusoo qaadan doona barnaamijka Ciyaaraha, barnaamijka sadaal ee caafimaadka iyo barnaamijka dhalinyarada oo maanta xiiso gaar ah leh
Waxaa kaloo ka marneyn Heeso xul ah.