Female genital mutilation

Podcast
Ileys Podcast
Audio-Player
  • Femalegenitalmutilation_epsode_1
    30:14

Taxanaheena qeybtiisaan waxaan kaga hadlaynaa gudniinka gabdhaha iyo haweenka iyo sida uu jir ahaan iyo maskax ahaanba u saameeyo.
Martida barnaaijka oo ah laba dumar ah iyo shan rag ah waxay badankoodu isku raaceen inuu gudniinku yahay wax dhib mooyee aan faa’iido u lahayn gabdhaha yar yar, in la joojiyana ay tahay muhiim.

This episode is about female genital mutilation and how it affects the young girls and women, both physically and mentally.
Our guests are 2 women and 5 men and most of them believe that female genital mutilation is not necessary for young girls and women, but it is very bad and unhealthy for them.

Schreibe einen Kommentar