11.02.2023 - Today our program is about circumcision of Somali girls and forced marriage
27.01.2023 - Waxbarashada carruurta iyo ardayda Soomaalida ah ee wadankaan ku nool ma ahan mid fudud, sababo la xiriira luuqada wadanka oo adag iyo caqabado kale oo badan. qeybtaan maanta waxaan idin kula wadaagi doonaa talooyin ku socda waalidka iyo ardayda...
14.01.2023 - Taxaneheena qeybtiisaan wuxuu ku saabsanyahay qorshaynta qoyska. waxaa marti inoogu ah Samatar Abdullahi iyo Kaltun Ahmed Awale. This part of our program is about family planning. Our guests are Samatar Abdullahi and Kaltun Ahmed Awale.
30.12.2022 - Muusiga iyo fanku waxa ay door muhiim ah ku leeyihiin nolosha Soomaalida marka la eego ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka, gabayada iyo heesaha. Haddaba barnaamijkan ayaan ku wareysannay guddoomiyaha golaha abwaannada Soomaaliyeed Xirsi Dhux Maxamed...
19.12.2022 - This episode is about female circumcision and religion, and Sheikh Abdiweli Yahye Ali and Abdulazis Abdullahi are participating.
03.12.2022 - Taxanaheena qeybtiisaan waxaan kaga hadlaynaa gudniinka gabdhaha iyo haweenka iyo sida uu jir ahaan iyo maskax ahaanba u saameeyo. Martida barnaaijka oo ah laba dumar ah iyo shan rag ah waxay badankoodu isku raaceen inuu gudniinku yahay wax dhib...
19.11.2022 - qaybtaan waxay ku saabsan tahay bad qabka maskaxeed ee hooyooyinka kaliga ah ee carruurta ku korinaya wadankaan iyagoon haysan taageero dad kale. waxaa ka qeybgalaya Dr Suad Mohamed Sita Omar Jamal Matan. This episode is about the mental health of...
05.11.2022 - Ardayda Soomaalida ah ee soo galootiga ah ee ku sugan dalka Austria ayaa la kulma caqabado badan oo u diidaya in ay heer sare ka gaaraan waxbarashadooda. Dhibaatooyinkaas waxaa ka mid ah in aysan dhaqaale ahaan awoodin in ay sii wataan...
22.10.2022 - Kani waa qeybtii seddexaad ee barnaamijka Ileys podcast, waana halqadii labaad ee is dhexgalka. waxaa marti ku ah Suleekha Cabduqaadir, Lafoole iyo Cabdullaahi maalin walba oo sabti ah 6 maqribnimo ayaad ka dhageysan kartaa radio Orange 94.0 This...
08.10.2022 - Barnaamijkeena Ileys podcast qeybtiisa labaad wuxuu ku saabsanyahay is-dhexgalka iyo waxbarashada carruurta Soomaalida ee wadankaan ku nool iyo caqabadaha nololeed ee guud ee ka haysta wadankaan iyo la qabsigiisa. Waxaa marti iigu ah Ahmed Taajir...
22.09.2022 - Qeybta koobaad ee barnaamilka lleys podcast waxaan kaga hadlaynaa rabshadaha ka dhanka ah haweenka iyo sida loo joojing karo. Waxaa qeybgalaya dood ku saabsan arrintaan: Faysal Mohamud Abdirahman food-cadde Mohamed Abdi Mohamud Abdisalam Oman Adan...
04.06.2022 - In der heutigen Sendung werden Personen Vorgestellt, die einen Deutschkurs im Prokontra Beisl Absolvieren, und dies mit Freude und Liebe machen. Birgit stellt diese Interview Partner vor und macht mit Ihnen das gesamte Interview in dieser...
19.02.2022 - A day for love
27.12.2021 - Unser multikultureller Mädelschor ist der etwas andere Chor. Wir singen Pop und Lieder aus aller Welt, mit ganz viel Liebe und noch mehr Spass. Eine Stunde SoSamma und ihr werdet Chormusik lieben…